0
58

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka dowladda hoose ee degmada Cadaado, bulshada qeybahooda kala duwan ee degmada cadaado ayaa degmadas ka sameeyo olole nadaafadeed oo inta badan xaafadaha kala duwan ee degmada cadaado ee gobolka galgaduud

Agaasimaha waaxda arrimaha bulshada degmada Cadaado Cabdiraxman Macalin Cabdullahi (Diiwaan), madaxa faya-dhowrka iyo bilic-soocilinta degmada Daahir Cali Suudi, iyo qaar ka mid ah guddoomiyaha xafada degmada ayaa qeyb ka ahaa ololahaan oo ujeedkiisu ahaa nadiifinta xaafadaha iyo bilic soo celinta degmada.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here