Wasiirka Tamarta iyo biyaha Galmudug oo Gaalkacyo lagu soo dhoweeyay

0
88

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Abdulkadir Shire Warsame Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo safar shaqo uga baxay magaalada Dhuusamareb ee caasimadda Galmudug ayaa si wayn loogu soo dhoweeyay magaalada Gaalkaco ee xarunta gobolka Mudug.
Maamulka Magaalada Gaalkacyo, masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo shacabka Gaalkacyo ayaa wasiirka iyo wafdigiisa kusoo dhoweeyay duleedka Magaalada.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here