Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda owqaafta iyo arrimaha diinta Galmudug Xassan Cabdulqaadir Xuseen ayaa galabta xariga ka jarey Masjidu Raxma Ex Shabaqle oo dib u dayactir balaaran lagu sameeyey isla markaana dhismihiisa loo badaley dabaq. Labo biyaano ah
Munaasabada furitaanka masjidka waxaa ka qayb galey masuuliyiin dowlad goboledka galmudug oo uu kamid yahy gudoomiyaha maamulka Dhuusamareb, iyo culimo aad u badan, masuuliyiinta dhismaha masjidka gacanta kuhaysay jamaacada masjidka.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi