Bulshada deegaanka Laako ee gobolka sanaag oo Puntland ka codsaday in la dhiso goobo Caafimaad

0
60

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Bulshadda deegaanka Laako ee Gobolka sanaag islamarkaana ah deegaan ay degyihin dad beeraley ah iyo kuwo kasoo barakacay xadka Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo guud ahaan dawladd goboleedka Puntland ka codsaday in loo dhiso goob caafimaad
Waxana ay sheegen in deegaankan ay ka jiraan baahiyo dhanka caafimaadla ah xarumaha lagula tacaalo hooyada & dhallaanka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here