Maamulka degmada Cadaado oo si rasmi ah u bilaabay qaadista canshuuraha dowlada hoose

0
61

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka dowlada hoose ee degmada cadaado oo ay hogaaminayaan gudoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame gudoomiye ku xigeenka, Xoghaya dowlada hoose iyo golahha deegaanka ee degmada cadaado ayaa si wadajir ah u bilaabay qaadista canshuurta ganacsiyada degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud taas oo loogu talagalay in lagu hormariyo adeeyada bulshada.

Warbixintan waxaa faah faahinaya Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here