Bulshada degmada buur-Hakaba oo lugu Baaqey inay qeyb qaataan Dhismaha Garoonka Diyaaraha Degmadas

0
50

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyadoo Maamulka Cusub ee Degmada Buur- Hakaba dhawaan la doortey uu wado dadaalo la xiriira kor u qaadida Adeegyada Bulshada Degmadaasi ayaa waxaa uu maamulka uu dardar geliyey Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmadaasi.

Madaxweynaha KG Abdiasiis Hassan Mahamed Lafta-gareen oo kor meer shaqo ku taga dhismaha Garoonka diyaaradaha degmada buur-hakab ayaa bulsha qeybahooda kala duwan, dowladda federalka Somalia beesha caalamaka iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya ugu baaqey in ay ka qeyb qaataan dhismaha Garoonka degmada buur-hakab.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkaddir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here