Maamulka Degmada Xudur oo daahfuray dib u habeen lagu sameeyay Ceelasha biyaha Magaaladaa

0
47

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Maamulka Degmada Xudur ayaa dib u dayactiray xarumaha ceelasha biyaha ee degmada Xudur Gobolka Bakool
Ceelasha biyaha magaalada Xudur ayaa aha kuwa aysan isticmaali karin bulshada magaalada waxaase hadda dib u habeeyey maamulka degmada oo kaashanaya Hay’addo ACTED oo maalgelisay mashruuca lagu nadiifiyey ceelasha biyaha.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here