Wasaarada Waxbarashada Jubbaland oo agab waxbarasho gaarsiy deegan hoos taga degmada Beled-xaawo.

0
54

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Isku-duwaha Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ee degmada Beledxaawo gobolka Gedo ayaa agab waxbarasho gaarsiyay degaankan Dhuxun-guduud oo hoostagta degamda Beled-xaawo, deegaankaas ooh ore baahi waxbarasho uga jirtay.
Maamulka iskuulka Dhuxun-guduud, bulshada deeganka iyo ardeyda ayaa uga mahad celilyay wasaaradda waxbarashada Jubbaland agabka waxbarashada oo ay soo gaarsiisay.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here