Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamaulka Dowladda hoose ee degmada Caabduwaaq gobolka Galguduud ayaa daah furay Barnaamij si bilaash ah wax loogu barayo dadka waayeelka ah iyo xaruurta aan fursadda u helin dugsiyada ee gudaha Caabudwaaq iyo deegaannada Hoos yimaada, Barnaamijkan waxaa loogu magac daray Bar ama Baro.
Halkan ka dhagayso, warbixintan uu akhrinayo Abdidahir Garad Ali