Shir looga hadlayo tayeynta adeegyada caafimaadka oo lagu qabtay Baydhabo.

0
54

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka KGS ayaa magaalada Baydhabo ka daah-furtay Shir looga-hadlayo Tayeynta iyo Daadejinta Adeegyada Caafimaadka kaasi oo soco odoono mudo labo maalin ah.Waxa kasoo qeyb galay furitaanka shirka agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka KGS wakiilo ka socday wasaarada caafimaadka XFS iyo hay’addaha wasaarada kala shaqeeya adeeg bixinta caafimaadka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sadia Abdulkadir Yusuf 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here