Tababar ku saabsan ilaalinta duur-joogta oo lagu qabtay Hargeysa.

0
44

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Somaliland shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa magaalada Hargeysa ka daahfurtay tabobar kusaabsan ilaalinta duur-joogta.

Tababarkaan oo socon doona muddo Sideed maalmooda ayaa waxa soo qaban qaabiyey wasaarada deeganka Somaliland waxaa kaqeyb qaadanaya qaar kamid ah isuduwayaasha wasaarada deegaanka deegaanada maamulka Somaliland iyo xubno kasocda bahda cadaalada booliska iyo jaamacada Hargeysa.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here