Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Dowladda Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Ibraahim Oogle, Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha S/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal, ayaa dhagax dhigay xarunta degmada Buurdhuubo.
Madasha dhagax dhiga ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka gobolka Gedo iyo kan degmada Buurdhuubo.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali