Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Biyaha Somaliland ayaa mashaariic ka dhagax-dhigtay degmada Qoryaale ee gobolka Togdheer masharicdaan ayaa iskugu jirtay darbi biyo xireen ah iyo war biyaha lagu keediyo waxana dhisi dono Wasaaradda Biyaha Somaliland.
Warbixintaan Waxaa Soojeedinaya: Ahmed Mohamed jaamac