Barakacayaasha Garasbaaley oo codsadey in lala soo gaaro gargaar bani’aadanimo

0
118

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Deegaanka Garas baaley ayaa ka soo Barakacay Deegano ka tirsan Gobolada Shabeelada Hoose Baay iyo Bokool kuwaas oo siyaaba kala duwan’Deegaanadooda uga soo Barakeceen iyagoo daruurfo ku heysataan halka hada ay ku nool yihiin, maadama ay markii hore filayeen in nolol toodii hore dhaanta heli doonaan balse aysan helin.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdifatah Moahmed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here