Munaasabadda furintaanka Sanad Dugsiyedka Cusub Iskuulka Ugaas Nuur oo lagu qabtay Degmada Matabaan.

0
87

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare Ugaas Nuur ee Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay Munaasabad iskugu jirtay Qalin bedeleshada Ardayda Fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhexe iyo Sagootinta Ardayda Fasalaka 4-aad ee Dugsiga Sare ka sidoo kaleqalin bedashay una gudbaya heerka koobaad ee Jaamacada iyo furintaanka Sanad Dugsiyedka Cusub 2023- 2024.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here