Dood cilmiyeed uu soo qabanqaabiyay machadka Heritage oo Muqdisho lagu qabtay.

0
70

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dood cilmiyeedkaan oo ku saabsanaa heer dhaqameedka soomaalida iyo hab maamul dowladeedka casriga ah oo uu soo qaban qaabiyay machadka Heritage ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Dooddaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan DFS, aqoonyahno, dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here