Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Baladweyn ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 189 Arday oo dhameysatay heerka 1aad ee jamacada Hiiraan magaalada Baladweyne
Waxaa ka qeyb galay munaasabada maamulka jaamacada bahda waxbarashada waalidiin dhaqatiir iyo marti Sharaf kale.
Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama