Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xariga ka jaray laanta Bangiga Dowladda ee Magaalada Baydhabo..

0
45

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dhismaha xarunta bangiga dhaxe ee magalada Baydhabo oo dib u howlgalin ku sameysay dowlada soomaaliya ayaa waxa xariga ka jaray Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur galbeed mudane Abdi asiis mohamed lafta gareen.
Ugu horeyn gudoomiyaha bangiga dhaxe ee soomaaliya mudane Abdirahman mohamed abdulahi waxana uu ka hadlay marxalada dhismaha bangiga iyo baahiyaha ay u qabaan bulshada soomaaliyeed garahana kuwa koofur galbeed.
Ugu danbeyn Madaxweynaha koofur galbeed abdiasiis lafta gareen ayaa ka hadlay xarig jarka bangiga waxana uu u mahad celiyey dowlada soomaaliya oo dib u howl galisay bangiga dhaxe lantiisa baydhabo mudo kadib.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here