Shir looga hadlayo Saxiixa Heshiis Ganacsi oo dhexmara Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka furmay Muqdisho

0
90

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirkaan oo ay ka qeyb galayaan laba gudi oo ka kala socda dowladaha Soomaaliya iyo itoobiya ayaa ka furmay magalada Muqdisho waxana shirkan looga hadlaya heshiis ay wada gareen labada dowladood oo lagu hormarinayo dhinacyo kaladuwan.
Xog-hayaha joogtada ah wasaaradda arimaha dibada soomaaliya mudane Xamze ahmed Xaado ayaa shirka faah faahin ka bixiyey.

Warkan waxaa faah faahinaya Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here