Olole nadaafadeed oo wax looga qabanayo qashinka oo maanta Dhuusamareeb kabilowday

0
53

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug waxaa maanta kabilowday Olole nadaafadeed oo ay horkacayso dowlada hoose ee Dhuusamareeb ayna qayb kayihiin qaybaha bulshada Dhuusamareeb.waxaa sidoo kale ololahaan kaqaybgalay madaxda sare ee degmada Dhuusamareeb iyadoona wax looga qabanayo qashinka faraha badan ee dhexyaala gudaha magaalada iyo banaanka magalada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here