Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Bahda caafimaadka Galmudug ee ku sugan Gaalkacyo ayaa ku dhawaaqey shaqo joojin degdeg ah taas oo ku aadan dilkii Gaalkacyo lagu geystey Aallaha u Naxariiste Dr Zakariye Cabdi Jaamac oo aano qabiil lugu dilay habeen ka hor Galkacyo.
Waxaa faah faahinta haaya-Abdulahi Abdulkadir Nor