Guddoomiyaha degmada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay inay dhulalka sharciyeestaan

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hooose Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa bulshada magaalada Kismaayo ku amray in ay dhulalkooda ku sharciyeystaan muddo 60 cisho ah isagoo oo bulshada ugu baaqay In sharcigu dhulka muhiim u yaha Side kole wax uu sheegey in cid kasta oo diida àmarka lala xisaab tamidoono.

Warkan waxaa faahfaahinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here