Maamulada degmooyinka Guriceel iyo Matabaan oo gacanta ku dhigay rag ku eedaysan inay dad shacab ah dhac u gaysteen.

0
91

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamullada Degmooyinka Guriceel iyo Matabaan ayaa gacanta ku dhigay edeesanayaal maalmo ka hor dad shacab ah ku dhibaateyey duleedka Matabaan.

Ragga lasoo qabtay ayaa dad shacab ah waddada ugu galay deegaanka Bacda oo hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Warkan waxaa faah faahinayasa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here