Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Hey’adda Maareynta Musiibooyinka qaranka ayaa deeq mucaawino ah kala wareegtay Dowladda Qatar . Musuuliyiin ow ka midyaha gudoomiyaha Hay’adda mareenta Musiibooyinka qaranka ayaa garoonka diyaraddaha magalaada Muqdisho kula wareegay mucaawinadda.
Deeqadan ayaa ka koobneeed 150 kartoon oo timir ah taa oo luugu tala galey in la gaarsiiyo dadka daryarta.
Warkan waxaa soo jeedinaysa Sacdiyo Abdulkadir Yusuf