Dowladda Soomaaliya oo deegaanka Nambar Konton ka bilowday hirgalinta ceel-biyood

0
59

Dowladda Soomaaliya oo gacan ka heleysa Xildhibaanada ka soojeeda deegaanka Nambar Konton ayaa degaankas ka ka bilowday hirgalinta ceel-biyood.
Bulshada degaanka ayaa u mahad celiyey dowlada soomaaliya sida ay uga jawaabtay codsiga bulshada Number Konton ee shabeelada Hoose.

Warkan waxaa akhrinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here