Galmudug iyo dowlad degaanka soomaalida oo cabudwaaq ku yeeshay shir looga hadlayo nabada labada dhinac

0
149

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Magalada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud aya waxaa ka dhacay kulan u dhaxeyey Madax iyo Dhaqan ka kala socday dowlad goboleedka Galmudug iyo dowlad degaanka soomaalida Itoobiya waxana kulankan looga hadlayey xalinta dagaal beleedyo ka dhacay xadka labada dhinac.
Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa ugu horeyn kulanka ka hadlay.
Wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) iyo Lataliyaha Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Beddal Xiis ayaa dhankooda balan qaaday iney iska kasham donaan sare u qadida nabada iyo Xasiloonida bulshada degaanka wadadagta.

Waxaa faah faahinaya Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here