Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Hirshabelle Abdifatah Hassan Farah iyo Xildhibaan Abdifatah Jama Warsame (JK) oo katirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle State ayaa Qalabka Baaritaanada iyo Daawooyin waxa ay gaarsiiyeen Isbitaalka Degmada Gerijir ee Gobolka Hiiraan.
Warakn waxaa soo jeedinaya Abdulahi Abdulkadir Nor