Deeq Daawo ah iyo agab caafimaad oo gaarsiyey Degaanka Qodqod ee gobolka Hiraan

0
65

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Hirshabelle Abdifatah Hassan Farah iyo Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle Abdifatah Jama Warsame (JK) ayaa deeq Daawo ah iyo Agab gaarsiiyay Xarunta Caafimaad Degmada Qodqod ee Gobolka Hiiraan.

Maamulka Degmada Qodqod ayaa xildhibaanka iyo Wasiirka uga mahadceliyay sida ay ugu soo noqnoqdaan deegaanada ay Matalaan una garab taaganyihiin Bulshada degaanka.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here