Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Maamulka Jaamacadda ummadda soomaaliyeed faraceeda Galmudug ayaa la wareegay qalab loogu talagay dhismayaal cusub oo lagusoo kordhiyey xarunta jamacada ee degmada Caabudwaaq
Waxaana goob joog ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dub u Heshiisiinta ee Dowlad-Gobaleedka Galmudug,
Guddoomiyaha Degmada Caabudwaaq iyo Madax ka socotay Shirkada Caymiska ee Salma-Star Insurance.
Warkan waxaa faah faahineysa: Hamdi Diriye Ali