Shir looga hadlayay Istiraatiijiyadda Qaran ee isku xirka Warbaahinta oo lagu So gabagabeyey Muqdisho

0
87

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Shir looga hadlayay Istiraatiijiyadda Qaran ee isku xirka Warbaahinta ayaa lagu soo gabagabeyey magalaada Muqdisho ee casimada dalka waxaana shirka ka qayb galaya Wasaaradda warfaafinta XFS kuwa dowladi goboleedyadda dalka iyo maamulka gobolka Banaadir waxana shirka intiisa badan diiradda lagu saraya sidii ay wada shaqeey buxda u yeelan la hayeey waaradaha Warfaafinta heer Federer iyo heer dowladi gobleedba .

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here