Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maalinta Caalaga ah ee ilaalinta Deegaanka waxaa 3da bisha October u astaysay qaramada Midoobay, maanta oo kale ayaana lcaalamka looga dabbaaldagaal
Warbixin ku saabsan dhibaatooyinka arrimaha deegaanka la xiriira ee dalka ka jira waxaa soo jeedinaya Ahmed Mohamed Jama