Shir loga hadlayo sidii haweenku qeeb uga noqon lahaayeen nabadda oo lagu qabtay Garoowe.

0
110

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Wasiir ku xigeenka wasaaradda Haweenka maamulka Puntland Aamino Maxamed Cabdulaahi ayaa magaalada Garoowe ka daahfurtay shir laba bari soconaya oo looga hadlayo ka qayb qaadashada haweenka ee amniga iyo nabadda .

shirka ayaa waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin katirsan wasaaradda Haweenka maamulka Puntland xubno kasocday xarumaha maamulka Puntaland iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here