Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Maamulka Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa qabtay munaasabad lagu mideynayey shirkada kala duwan ee ka shaqeeya nadaafada magaalda Dhuusamreeb waxaana dib u eegis ka dib masuuliyadda nadaafadda Magaalada iyo qashin qaadkeeda ku wareejiyay hal shirkad oo lagu magacaabo Amiira
Company Amiira ayaa ka shaqeyn doona dardargelinta shaqooyinka nadaafada Magalada.
Warbixintan waxaa faahfaahinaysa: Hamdi Dirie Ali