Warbixin: Maalinta macallimiinta adduunka oo maanta caalamka laga xusayo

0
63

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Sannadkan 2023, dabbaaldegga maalinta macallinka adduunka ayaa diiradda lagu saarayaa mawduuca “Macallimiinta aan u baahanahay si’aan u helno waxbarashada aan rabno oo qayb ka ah Waajibaadka caalamiga ah ee wax ka ka qabashada yaraanta macalimiinta”.

Maalinta macalinka aduunka waa maalin caalami ah oo sanad walba la qabto 5ta Oktoobar si loogu xuso shaqada macalimiinta.

Warbixintan waxaa xuska maalintan ka diyaariyay: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here