Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Caafimaadka dowlad goboleedka Jubaland mudane Ismacil Ahmed Garas ayaa gormeer ku tagay Cisbitaalka guud ee magalada Kismaayo.
Wasiirka ayaa warbixin ka dhageystay maamulka Cisbitaalka guud ee kismaayo oo bixiya adeegyo caafimaad oo bilaash ah.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor