Kulan lagu dhirigelinayay dadka baahiyaha gaarka qabo oo lagu qabtay Hargeysa

0
114

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad lagu dhiira galinaayo dadka araga naafada ka ah kaasi oo aay soo qaban qaabiyeen Ururka ay ku midaysan yihiin dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee Aragti Soor

waxaa kasoo qeyb galay munaasabada mas’uuliyiin katirsan maamulka Somaliland dhalinyaro qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah iyo marti sharaf kale.

Warkan Abdifatah Mohamed Ahmed ayaa akhrinaya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here