Wasaaradaha Maaliyadda oo kulan aqoon isweydaarsi ah uga furmay magaalada Dhuusamareeb.

0
90

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad goboleedyada iyo Dowladda Federaalka ayaa isugu yimid tababbarkan oo kor loogu qaadayo Tayada iyo xirfadda shaqaalaha wasaaradaha oo ku howlan diyaarintanta warbixinnada dhaqaale.

Waxaa loo tababbarayaa sidii ay u buuxin lahaayeen kaalinta hay’daha iyo bangiyada caalamiga ah ee ka shaqeeya qiimaynta dhaqaalaha dalka.

Warbixintan waxaa faahfaahinaya: Abdidahir Garad Ali

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here