Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wabiga Shabeelle ayaa keenay biyo farabadan taas oo keentay in sare u kacdo cabsida laga qabo in wabigu fatahaad sameeyo.
Maamulka degmada Baladweyne ayaa sameyey in wabiga ay xiraan melaha ay u arkaan in jabsan karaan biyaha mayarka dowlada hoose ee Baladweyne Marwo Nadar Tabeex Maalin ayaa kormeeertay wabiga waxana halkaas ay kula hadashay warbaahinta.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor