Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo Kismaayo ka daah-furtay xarun lagu xanaaneyn doono caruurta danyarta ah

0
185

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furtay xarun lagu xanaaneyn doono caruurta danyarta ah ee ku nool magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Waxana hirgalinta xarunta iska kaashanaaya wasaradda waxbarashada Jubbaland iyo Hay’adda badbaadada caruurta ee save Children.

Waxna munaasabada lagu dah- furay xarunta ka soo qeebgalay wasiir,xildhibaano, ka tirsan maamulka Jubbaland, Macalimiin ,walidiin iyo marti sharaf kale

Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here