Wabiga shabelle oo ku fatahay deegaanno kamid ah Gobolka Shabeelaha dhaxe

0
122

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-deegaanka Xawaadleey ee gobolka shabeelaha dhaxe ayaa waxaa fatahaad ka geeystay wabiga Shabelle ee dhaxa mara deegaanka.

Dadkaan oo u badan xoolo dhaqato iyo beeraley ayaa horay waxaa u sameeyay abaarahii soo maray dalka.

Liban Mohamed Abdi Ayaa faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here