Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha xaafadda waracadde mudane maxamed Nuur maxamed (Dhabarey), iyo xubnaha kale ee guddiga xaafadda kaashanaya shacabka xaafadda ayaa wada isku tashi iyo dib dhiska waddooyinka danta guud ee dhex mara Xaafada Waxaracade oo kamida xaafadaha ay Dhuusamareeb ka kooban tahay.
Warakan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor