Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa heer gabogabo ah maraya wadada laamiga ah ee dhax marto Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo wadadan ayaa ahmiyad weyn u leh gaadiidleyda Degmda Baladxaawo Gobolka Gedo.
Mashaariicdaan ayaa waxaa fulinaya wasaaradda hawlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta maamulka Jubaland.
Warbixintan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi