Nidaam cusub oo lagula soconayo waxbarashada dalka oo la daahfuray magalada Muqdisho.

0
100

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa maanta daah-furtay nidaam cusub oo lagula soconayo waxbarashada Tacliinta Sare (Higher Education Management Information System).

Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeyb galay Masuuliyiinta kala duwan ee wasaaradda, Midowga Jaamacadaha dalka, Jaamacadda Umadda, Hey’adda NIRA iyo khubaro kala duwan.

Abdifitah Mohamed Ahmed  ayaa faah faahinaya Warkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here