Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Muadane Abshir Abdi Sheikhow wasiirka wasaraadda warfaafintanta dhaqanka iyo dalxiiska Galmudug oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa waxa uu tababar us oo xiray wariyaasha ka howgala Warbaahinta Cadaado iyo wariyaasha Madax Bannaan ee Degmadaas.
Tababbarkan oo ay wariyaasha u qabatay wasaaradda warfaafintu waxaa uu ku saabsan hannaanka Dowlad wanaagga iyo doorka ay warbaahintu ku leedagay.
Warkan waxaa Faafhfaahinaya: Abdidahir Garad Ali