Aqoon isweydarsi ku saabsan jiheynta dowladnimada casriga ee Soomaaliya oo laga daah furay Muqdisho

0
51

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Magaalada Muqdisho ka daah furay aqoon-is-weydaarsi ku saabsan Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya.

Aqoon isweydarisgan ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Maareeyeyaasha Hey’adaha dowladda.

Waxaa warkan faah faahinaya: Liiban  Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here