Qoysas danyar ah oo dib u dejin Luigu sameeyay degmada Balcad ee gobolka Shabbeleeha dhexe

0
59

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kuwadad 300 qoys oo danyar ah ayaa
dib u dejin loogu sameeyay degmada Balcad ee gobolka Shabbeleeha dhexe,
Maamulka degmada Balcad ayaa dib u dejin usameeyay qoysas kasoo barakacay dhibaatooyin ka jira deeganada gobolka shabbeelee dhexe oo ay ka mid taha cunta la’aan iyo hoy la’aan.

Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here