Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa waxaa ay sameyeen Olole biyaha looga jiidayo waddooyinka magaalada kadib markii roobab xooggan ka de’een degmada Cadaado iyo qaybo kale oo kamid ah gobolka.
Warkan waxaa faah faahunaya: Abdidahir Garad Ali