Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qaar ka mid ah Dhalinyarada magaalada Muqdisho oo kaashanaya maamulka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa howla nadaafadeed oo kor loogu qaadayo bilicda Caasimadda ka fulisay qaar kamid wadooyinka mara degmooyinka Cabdicasiis iyo Kaaraan.
Waxaa ay dhalinyaradan sheegeen in ay bilaabayaan olola ay marwalba uga qeybqaadanayaan soo celinta bilicda Caasimadda.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali