Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munasabaddan oo ahayd mid lagu shacinayay natiijada imtixaanka ardayda Machadka Cumar Bin khadaab oo kamid ah Macaahida lagu barto culuumta diiniga ah ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka Degmada Xeraale culimaa’udiinka Degmada walidiin iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed