Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan oo ka dhacay xarunta Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo-Galmudug waxaa looga hadlaayay sidii xal waara loogu heli lahaa saamaynta ay roobabku ku yeesheen Barakacayaasha iyo dadaka nugul ee ku nool magaalada gaalkacyo.
Maamulka Degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug ayaa kulankan la qaatay hay’adaha ka shaqeeya arrimaha gargaarka ee ka howlagala Gaalkacyo.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali